Wararka

Wasaaradda Qorshaynta,Hormarinta dhaqaalaha iyo xiriirka caalamiga ah ee dowladda Puntland ayaa Garoowe ka daah-furtay mashruuc lagu maamulayo khayraadka dhulka iyo biyaha Puntland.

Wasaaradda Qorshaynta,Hormarinta dhaqaalaha iyo xiriirka caalamiga ah eedowladda Puntland ayaa Garoowe ka daah-furtay mashruuc lagu maamulayo khayraadka dhulka iyo biyaha Puntland.

Mashruucaan uu daahfuray wasiirka Wasaaradda Qorshaynta,Hormarinta dhaqaalaha iyo xiriirka caalamiga ah ee dowladda Puntland ayuu qorshuhu yahay in lagu maamulayo khayraadka dhulka iyo biyaha Puntland.

Waxaa Mashruucaan maal galinaayo midowga yurub iyadoona fullintiisa aay qayb ka qadanayso hay’adda FAO.

Martiiino fansio oo kasocday midowga yurub ayaa shegay in dhankooda aay kufarxsan yahay Mashruucaan lagu hormarinaaayo nolasha dadka soomaaliyeed gar ahaan dadka reer puntlan. isagoo xosay in aay muhiim tahay in dowlada aay xooga saarto maamulida khayraadka dhulka iyo biyaha Puntland.

“waxaa farxad wayn noo ah Mashruucaan in  uu ayhay qayb wayn oo muhiim u ah nolasha dadka iyo biyaha waxaan rajayniyaa in qorshahaan uu gacan wayn ka geysan doona  qorshaha hormarineed ee aay dowladda waddo isla markaana waa biloow wanaagsan iyo qorsha loo dajinaayo Mashaariic hor leh inta aan la bilaabin qorshahaas oo leh min bilow illaa dhamaad qorshahaan waa billaw gii kowaad oo lagu xojinaayo hayadaha dawlada  puntland”

Wasiirka  Wasaaradda Qorshaynta,Hormarinta dhaqaalaha iyo xiriirka caalamiga ah ee dowladda Puntland C/qafaar Cilmi Xaange ayaa dhankiisa ka hadlay waxyaabihii shir kaas looga hadlay.

“manta halkaan waxaan iskuugu imaanay runtii inaan ku daah furna mashruuc ku saabsan maamulida biyaha iyo khayraadka dalka iyo aqoonta la xariirta sidda loo maamulaayo mashruucaas oo socon doona mudda seddex sano ah oo ka billaaban doona 2019-2021, waa mashruuc aan anagu rabna in loo maamula siddii mashaariicdiii hore si kabadalan oo lagu soo wareejiyo dowladda puntland waxaana wada fullin doona wasaarada dhowr ah sidda wasaarada biyaha, macdanta iyo tamarta iyo wasaarda degaanka,beeraha iyo isbeddalka cimilada, wasaarada qorsheynta iyo  wasaarada xannaanada xoolaha, waxaa ladhisi doona hadduu alla idmo xarun lagu keydiyo laguna aruuriyo xogta ku saleysan biyaha, dhulka iyo macdanta”

 

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close