Wararka

Wasaaradda Owqaafta iyo Arrimaha Diinta DGKGS oo oo Saartey Awaamiir Ku Aadan Bisha Barakeysan ee Ramadaan

Wasaaradda Owqaafta iyo Arrimaha Diinta DGKGS ayaa maanta Soo Saartey Awaamiir Ku Aadan Bisha Barakeysan ee Ramadaan oo fudda nagu soo hayso.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Owqaafta iyo Arrimaha Diinta KGS Barre Aadan Cabdi oo xafiiskiisa ku qabtay shir Jaraa’id ayaa faahfaahiyay u jeedka ka danbeeyo Awaamiir Ku Aadan Bisha Barakeysan ee Ramadaan.

Wasiir ku xigeenka ayaa sidoo kale shacabka ku dhaqan deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya ka codsaday in ay garab qabtaan walaalahooda dhibaataysan ee u baahan in la afuriyo.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close