Wararka

Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo la wareegtay Agab Caafimaad.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Cali Nuur Jubba ayaa maanta Agab Caafimaad ee looga hortagayo la tacaalidda Covid-19 ku Wareejiyay Wasaaradda Caafimaadka Puntland.

Agabka caafimaad ee maanta lagu wareejiyey Wasaaradda Caafimaadka waxaa Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland ay kale soo wareegtay Haayadda UNHCR.

Puntland ayaa kamid ah maamulada uu sida daran u saaameeyay Xanuunka Safmarka ah ee Covid19 waxaana deeganada Puntland ka bilawday talaalka ka hortago Covid19.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close