Wararka
Wasaaradda Caafimaadka oo War-saxaafadeed ka soo saartay dhacdadii shalay ka dhacday Xarun Caafimaadka.
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa War-saxaafadeed ka soo saartay dhacdadii dhowaan ka dhacday Xarunta Caafimaadka Degmada Xamar-jajab, Muqdisho oo ay maamusho Hay’adda WARDI.
Hoos ka aqriso war-saxafadeedka ay sosaartay Wasaaradda Caafimaadka: