Wararka

Wasaaradda Caafimaadka oo Bulshada lawadaagtay Digniin ku saabsan soo laba kacleynta xaaladda Cudurka Karoonaha (Covid19 Second Wave).

Maadaama uu xanuunkii dib usoo laba kacleeyay, ayna jirto hubanti la’aan sida ay xaaladu noqonayso, waxaa muhiim ah inaa taxaddar dheeraad ah muujinaa oo aan mel uga soo wada jeedsno inagoo ku dhaqmayna tilmaamaha caafimaad caalamiga ah ee ka hortaga halista Caabuqa Covid19.
• In Gacmaha lagu dhaqdo biyo socda iyo saabuun
• In aan joogteyno xirashada afxirka gaar ahaan xiliga Kulamada, Gudaha Gaadiidka dadweynaha, Suuqyada iyo Goobaha kale ee dadku isuga yimaadaan
• Inaa ku dadaalno kala fogaashaha
• In Bulshadu Soomaaliyeed yareyso kulumada dadka badan kasoo qeybgalaan oo keeni khatar iyo faafintaan.
• Dadka iskaga shakiya xanuunka inay meel gaar ah isku karantiilaan
• Dadka waaweyn ama qaba cuddurada sida Macaanka, dhiig karka, iyo kuwa kale inay taxadar gaar ah muuijyaan maadaama ay u nugul yihiin Cudurkaan.
• Qofkii isga shakiya ama lagu arko astaamah caabuqa Covid-19 inuu iskabaari xanuunka lanaxiriiro dhakhtar si degdega ah.May be an image of one or more people and text that says "Protect yourself and others from getting sick Wash your hands After coughing or sneezing When caring for the sick Before, during and after you prepare food Before eating After toilet use When hands are visibly dirty After handling animals or animal waste Ministry of Health Human Services- FGS World Health Organization"May be an image of text that says "Wasaaradda Caafimaadka & Daryeelka Bulshada Ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ka ilaali naftaada iyo dadka kale in uu ku dhaco cudurka korona iyo biyo Ku dhaq gacmahaaga saabun •Markasta 0o aad qufacdo ama hindhisto •Haddii aad xanaaneynaysid qof xanuusan Ka hor intaadan cuntada diyaarinin Ka hor intaadan cuntada qeybinin Ka hor intaadan cuntada cunin Ka dib isticmaalka suuliga/musqusha •Marka ay gacmahaagu wasakhaysanyihiin •Ka dib marka aad xoolaha/xayawaanka aad taabatid World Health Organization"
Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close