Wararka
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland oo goan ka gaartay oan ka gaartay Qeybinta Xubnaha Golaha deegaanka Degmada Isku-Shuban.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuquraadiyaynta Puntland ayaa goan ka gaartay Qeybinta Xubnaha Golaha deegaanka Degmada Isku-Shuban.
Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuquraadiyaynta Puntland ayaa lagu sheegay in qaybintaan ay timid kadib markii ay ku qanacday in nabaddoonada Degmada Isku-Shuban aysan ku guulaysan in ay ka wada hadlaan qeybta xubnaha Golaha deegaanka.
Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka: