Wararka
Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo War-saxaafadeed kasoo saartay Liiska Ergayda ay soo saareen Doorashooyinka Jubbaland.
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dib u Heshiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay War-saxaafadeed ku saabsan Doorasahooyinka Dawlad goboleedka Jubbaland.
Wasaaradda ayaa sheegtay in Liiska Odayaasha Dhaqanka oo ay soo saareen guddiga Doorashooyinka Jubbaland uusan waafaqsanayn Diiwaanka Wasaaradda Arrimaha Gudaha,ee Dhaqanka Rasmiga ah ee Beelaha.
Haddaba Hoos ka akhriso War-saxaafadeed Wasaaradda Arrimaha Gudaha: