Wararka
Wasaarada Waxbarshada Iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Si wadajir ah Dhagax Dhigay Xaruunta Xanaanada Caruurta Degmada Warta Nabada.
Wasaaradda waxbararashada iyo maamulka gobolka banaadir ,oo iskaashanaya ayaa si wadjir u dhagax dhigay, xarunta xanaanada caruurta ,ee dagmadda warta nabadda.
Xarunta ayaa ku taala isgoyska jid marexaan, iyo kazoo horjeedka iskuulka 21 novenber ,dagmadda warta nabadda ,ee gobolka banaadir .
Wasiiru dowlaha wasaradda waxbarshada hidaha iyo tacliinta sare ee XFS ,cabdiraxmaan maxamuud cabdulle jaabiri ahna xildhibaan ka tirsan golaha shacabka ayaa sheeegay in wax lagu farxo ay tahay in dib loo soo celiyo ,xarumihii xanaanada caruurta oo in badan ay ka faaideysanayaan caruur badan oo danyar ah kuwaasi oo aan awoodin nolosha iyo waxbarshada intaba isaga oo intaasi ku daray in laysugu imandoono furitanka xaruntan marka la dhameystiro dhismaheeda.