Wararka
Warbixintii ugu danbaysay ee COVID-19 Somaliland.

Wasaaradda caafimaadka maamulka Somaliland ayaa soo saartay warbixinteeda maalinlaha ah eek u saabsan xanuunka coronaviruska oo deeganada maamulkaasi saamayn ba’an ku haayo.
Agaasimaha guud ee wasaaradda horumarina caafimaadk Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye ayaa sheegay in maanta la xaqiijiyay Toban iyo sideed (18)xaaladood oo cusub oo kala jooga Hargeysa 13 qof iyo Borama 5 qof.
Toban iyo sideed kaan (18)xaaladood ee cusub ayaa 10 kamid ah waxaa ay yihiin Rag halka 8 kalena ay yihiin dumar.
Wasarada caafimaadka somaliland oo shaacisay 18 kiis oo la xariira xanuunka carona virus
Wasarada caafimaadka somaliland oo shaacisay 18 kiis oo la xariira xanuunka carona virus Cumar Buule
Posted by TUSMO TV on Wednesday, 3 June 2020