Wararka
Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya.

Wasaarada caafimaada xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa shacabka Soomaaliyeed la wadaagtay Aqbartii ugu danbaysay ee xaaladaha kusoo kordhay dalka ee la xariira xanuunka coronaviruska.W
Wasaaradda ayaa sheegtay in dalka Maanta laga diwaan galiyay 95 ruux kuwaas oo kala ah Somaliland 72 kiis ah, Banaadir 17, Koonfur Galbeed 4, Galmudug 2, sidoo kale wasaaradda ayaa sheegtay in 31 xaaladood ay ka bogsoodeen xanuunkaani halka dhimashahuna uu yahay 5 ruux.
Tirada Guud ee dadka lag helay caabuqaan coronaviruska dalka ayaa gaaray 1,689, waxaa ka bogsooday 235 ruux halka tirade guud ee dhimashahana uu yahay 66 ruux.