Wararka

Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa bulshada Soomaaliyeed la wadaagtay xaaladaha guud ee  ku soo kordhay dalka ee la xeriira caabuqa COVID-19.

Wasiirka ayaa ku dhawaaqday tirada xaaladaha cusub ee maanta in ay tahay 81 xaaladood oo lagasoo xaqiijiyay 5 maamul goboleed oo kala duwan.

Gobolka Banaadir ayaa laga xaqiijiyay 44 xaaladood, Maamulka Jubaland 24 xaaladood, Mamulka Puntland 6 xaaladood, Maamulka Somaliland 5 xaaladood iyo Maamulka Hirshabelle 2 xaaladood.

Wadarta guud ee xaaladaha la xaqiijiyey ayaa noqoneyso 1,170 xaaladood iyadoo ay bogsootay 5 bukaan iyado oo aysan jirin wax dhimasho ah 24kii saac ee lasoo dhaafay.

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close