Wararka

Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya.

Wasirka wasaaradda caafimaadka xukuumada federaalka Soomaaliya Dr. Fowziya Abikar Nuur ayaa ka warbixisay aqbaartii ugu danbaysay ee dadka uu soo ridanaayo xanuunka coronaviruska waxaa ayna sheegtay 51 xaaladood oo cusub dalka laga xaqiijiyay.

37 xaaladood oo kamid ah xaaladaha cusub ayaa laga diwaan galiyay gobolka Banadir halka. 12 kale laga diwaan galiyay Puntland iyo Galmudug oo2 xaaladood ah. Waxaa ayna tani ka dhigantahay in xaaladaha guud ee dadka laga helay xanuunkaani Coronaviruska uu gaaray 722.

Dhimashaha maanta waa hal ruux taas oo dhimashaha Guud ka dhigayso  32 ruux waxaana xanuunkaani ilaa iyo hadda ka Bogsashada 44 ruux.

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close