Wararka
Warbixinta COVID-19 ee maamulka Soomaaliland.
Wasaaradda caafimaadka maamulka Soomaaliland ayaa shacabka la wadaagtay warbixinadii ugu danbeeyay ee 24-kii saac ee la soo dhaacay laga diwaan galiyay maamulkaasi ee la xariira xanuunka coronaviruska.
Agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Soomaaliland ayaa ka waramay xaaladaha cusub waxaa uuna sheegay in maanta la diwaan galiyay Toban iyo saddex (13)xaaladood oo cusub.
13 kaasi cusub ee laga helay COVID-19 ayuu agaasimuhu sheegay in ay kala joogaan magaalooyinka Hargeys oo ay ku suganyihiin 9 qof iyo Berbera oo 4 qof.
Wasarada Caafimaadka Somaliland oo ku dhawaaqday kiisas dheeraad ah oo la xariira carona virus
Wasarada Caafimaadka Somaliland oo ku dhawaaqday kiisas dheeraad ah oo la xariira carona virus Aweys Bashir Abdirahman
Posted by TUSMO TV on Wednesday, 10 June 2020