Wararka

Warar ka soo baxaayo dil loo gaystay Babadoon gudaha Muqdisho.

Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaayo dil degmada wada jir loogu gaystay muwaadin Soomaaliyeed kaas oo maanta ay dileen koox hubaysan.

Kooxda oo sida la sheegay ku hubaysnaa Bistoolada ayaa dilka ay u gaysteen Sheeq Cali Maxamed Cismaan oo ahaa nabadoon caan ka ahaa degmada Wadajir kadib ka baxsaday gobta halkaas oo ay gaareen ciidamada Booliska degmadaasi.

Hoos ka dhaawo muqalka warbixintas.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close