Wararka

Wafti ka socda Bankiga aduunka oo gaaray Garoowe.

Madaxda Wasaaradda Maaliyadda ayaa magaalada Garoowe ku qaabishay wafti ka socda Bankiga aduunka gaar ahaan Mashaariicda PFM iyo DRM oo Wasaaradda ka caawiya kor u qaadista dakhliga, hagaajinta systemka, casriyeynta shaqada iyo tababarida shaqaalaha.

Kulanka oo ka dhacay xarunta Wasaaradad Maaliyadda Garoowe, waxaa shir gudoominayay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda, Maxamed Cabdulqaadir, waxaa kale oo kasoo qayb galay Wasiir kuxigeenka Dakhliga Yaasiin, Agaasimaha guud ee W.Maaliyadda Faysal Warsame, Xisaabiyaha Guud iyo kuxigeenkiisa, madax iyo shaqaale kala duwan.

Kulankaan ayaa Magaalada Garowe ka socon doona mudo 3 maalmood ah, waxaa looga hadlayey wixii u qabsoomay mashaariicda, caqabadaha jira iyo sidii loo dar-dargelin lahaa waxaana gabagabada laga soo saari doonaa qodobo muhiima oo lagu dar-darglinayo mashaariicda socda hada.Image may contain: 1 person, sitting and indoorImage may contain: 4 people, people sitting and indoorImage may contain: 3 people, people sitting and indoorImage may contain: 2 people, people sitting and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close