Wararka

Wafdi uu hoggaaminaayo Wasiirka gargaarka oo gaaray Magaalada Doobley.

Wafdi uu hoggaaminaayo Wasiirka Wasaaradda gargaarka xukuumada federaalka Soomaaliya Xamsa Saciid Xamsa ahan guddoomiyaha guddiga gurmadka Qaranka ayaa maanta gaaray Magaalada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoos.

Wafdiga Wasiirka ayaa waxaa kamid ahaa xildhibaano waxaana Magaalada Doobleey kusoo dhaweeyay masuuliyiinta iyo Shacabka Magaalada waxaana u jeedkoou ahaa sidii ay Gargaar u gaarsiin lahaayeen dadkii dadkii uu fatahaadihii halkaas ka dhacay saameeyeen.

Masuuliyiinta yaa kormeeray xaafadaha ay daganyihiin dadkii ay saamaysay fatahaadaha waxaana halkaasi ka hadlay Wasaaradda gargaarka xukuumada federaalka Soomaaliya Xamsa Saciid Xamsa oo balan qaaday in ay dib u soo celin doonaan hay’adda uu sheegay in ay Magaalada Doobley ka maqanyihiin muddo sanad ah.Image may contain: 6 people, people smiling, people standing and outdoorImage may contain: cloud, sky, house and outdoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close