Wararka

Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha puntland oo safar dhulka ah ku Gaarey magalada Cadaado.

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo safar dhinaca dhulka ah kaga soo ambabaxay magaaladda Dhuusamareeb ayaa lagu soo dhoweeyay magaaladda Cadaado.

Socdaalka waxaa Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ku weheliyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo Xubno ka mid ah Goleyaasha Dowladda ee Puntland iyo Galmudug.

Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay Bulshada Cadaado, ayaa uga mahadceliyay soo dhoweynta wanaagsan ee ay u sameeyeen isaga iyo wafdigiisa.

Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha puntland oo safar dhulka ah ku Gaarey magalada Cadaado

Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha puntland oo safar dhulka ah ku Gaarey magalada Cadaado Muxamed Cali

Posted by TUSMO TV on Saturday, 25 July 2020

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close