Wararka

Wadahadal dhanka Mobile ka oo dhexmaray Biden Iyo Erdogan.

Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa khadka taleefanka kula xiriirnay Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden waxaa ayna kawada hadleen sidii loo balaarin lahaa iskaashiga iyadoo lagu saleynayo dabeecadda istiraatiijiyadeed ee xiriirka labada dal iyo xiriirka waxtarka labada dhinac.

“Waxaan maanta khadka taleefanka kula xiriirnay Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden. Waxaan ku heshiinay Mudane Biden muhiimada ay leedahay in laga wada shaqeeyo sidii loo balaarin lahaa iskaashiga iyadoo lagu saleynayo dabeecadda istiraatiijiyadeed ee xiriirka labada dal iyo xiriirka waxtarka labada dhinac”. Ayuu yiri Recep Tayyip Erdoğan.

Xeriirka dowladaha maraykanka iyo Turkiga ayaa ahaa mid aan wanagsaneen xiligii xukuumadii Trump oo ay labada dhinac siyaasad ahaan ku kala aragti duwanayeen la tacaalida xaalahada dadka Muslimiinta iyo arrimaha bariga dhexe.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close