Wararka

Wadada isku xirta Gaalkacyo iyo Garoowe oo dhawaan uu dhismaheedu bilaaban doona.

Wasiirka Wasaaradda qorshaynta iyo wasiirka howlaha guud ee dowlad goboleedka Puntland ayaa kormeer ku sameeyey wadada isku xirta Gaalkacyo iyo Garoowe taas oo dhismeheeda dhawaan la bilaabi doono.

Wafdiga wasiiradda oo ay kamid yihiin Engineero ayaa mudo dhan labo usbuuc qiimayn ku samayn doona qaab dhismeedka ku haboon ee wada loo dhisayo, waxaana mashruucaan iska kaashanaya maamulka Puntland Hay’adda UNOPS.

Wasiirka Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guriyeynta Puntland Axmed Bashiir Muuse iyo Wasiirka Qorshaynta Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Puntland Cabdi qafaar Cilmi Xaange ayaa si isku mid ah u sheegay in sanadka cusub uu bilaami doono dhismaha waddaada isku xidha Gaalkacyo iyo Garowe.Image may contain: sky and outdoorImage may contain: sky and outdoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close