Wararka
WAA KUMAA RAISAL WASAARAHA CUSUB

madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay Ra’isal wasaaraha cusub ee badali doonaa raisal wasaarihii hore ee dalka Xassan Cali Khayre.
Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Maxamed Xussen Roble u magacaabay in uu noqda wasiirka koowaad ee xukuumada cusub ee uu dalka yeelanaayo waxaa uuna faray raisal wasaaraha cusub in uu si deg deg ah u soo magacaabo golihiisa wasiirada.
Maxamed Xussen Roble waxaa uu ku dhashay Magaalada Hobyo ee Galmudug sanadmin 1963. waxaa uu heerka labaad ee Jamacada ka diyaariyay Jamacada Stockholm ee Sweden.
Roble waxaa uu Sidoo kale heerkiisa koowaad ee Waxbarashada kusoo qaatay Jamacada Umadda Soomaaliyeed.
Taarikhdiisa oo faahfaahsan dib ayaan idin kale soo wadaagi doonaa: