Wararka
Urarka qareenada Soomaaliland oo kasoo hor jeystay go’aan ay ciidamada Booliska Hargayso kula wareegen gaadid siday Qaad.

Urarka qareenada Soomaaliland oo maanta shir jiraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa Ciidanka Booliska Soomaaliland ku eedeeyey Talaabadii ay shalay astaantooda kuga buufiyeen dhoor gaari oo ay ciidanka Booliska ku qabteen qaad la doonayey in si sharci daro ah lagu soo Geliyo Magaalada Hargeysa.
Qaar ka mid qareenada ayaa sheegay in gaadiidkaasi ay lahaayeen ganacsato aan lug ku laheyn arimaha siyasada, balse ciidanka Booliska Soomaaliland ay si sharci daro ah astaan tooda uga Buufiyeen gaadiidkaasi
Waxaa ay usoo jeediyeen in gaadiidkaasi ay dib uga celiyaan shacabkii iska lahaa Bedalkeedana ay ka qaataan Ganaaxii ay Xukuumada soo saartay.