Wararka

UK oo sare u qaday Misaniyadda ku baxda ciidamada Milatariga.

Milatariga UK waa inay helaan b 4bn oo dheeri ah sanadkii afarta sano ee soo socota, dowlada ayaa sheegtay.
Sida laga soo xigtay dowlada Dalka Ingiriiska, Ciidamada Milatariga UK ayaa 4 billion sanadkiiba heli doona afarta sano ee soo aadan. Talabadaan ayaana dheeri ku ah Miisaaniyadda Milatariga UK.

Lacagtan ayaa lagu maalgelin doonaa mashaariicda difaaca internetka sida wakaaladda sirdoonka macmalka ah, waxayna abuuri kartaa 40,000 oo shaqo cusub.

Xoghayaha gaashaandhigga Ben Wallace ayaa yiri “sii deynta hubka qadiimiga ah waxay abuureysaa qol madaxeed lagu maal galiyo”.

Miisaaniyadda sanadlaha ah ee Wasaaradda Difaaca uk ayaa ku dhow 40 billion oo Yuro ah.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close