Wararka
Trump oo sheegay in uu Maxkamada sare u soo magacaabi doona dumar.

Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in asbuuca soo socda uu guddoomiyaha maxkamada sare ee dalkaasi uu u magacaabi doona Haween kadib geeridii ku timid Ruth Bader Ginsburg oo aheed habeenaydii labaad ee noqota guddoomiyaha maxkamada sare ee maraykanka.
Ginsburg ayaa ku dhimatay da’aadda 87 sano maalintii Jimcaha iyadoo asbuucya u’an ay ka harsan yihiin Doorashada Madaxweynanimada.
“Waxaan soo magacaabi doonaa musharaxa afaraad asbuuca danbe, waxaa ay noqon doontaa haween,” ayuu ka yiri Madaxweyne Trump Kaambayn uu ka waday waqooyiga Carolina sabtidii waxaa uuna sii raaciyay “Waxaan filayaa dumar in ay noqon doonta waayo xaqiiqatan dumarka ayaan ka jeclahay ragga”