Wararka

TikTok iyo Trump maxaa kala haysta?

Shirkada Aalada TikTok ee laga leeyahay dalka Shiinaha ayaa soo saarayso ficil ay is kaaga difaacyaso xayiraadii uu sheegay in uu saaraayo madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump.

Maamulka Madaxweynaha dalka Maraykanka ayaa Shirkadaan ku eedeeyay in ay macluumaadka muwaadiniinta Maraykanka u gudbinayso dalka Shiinaha balse mulhiilaha Aaladaan ByteDance ayaa iska laalay eedeyntaasi.

Aaaladaani oo loo isticmaalo in la’iskaaga duuba muuqalada gaa-gaaban ayaa haysato 80 million oo macmiilayaal ah.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close