Wararka

Tartanka kubadda cagta ee Degmooyinka Gobolka Banaadir oo dhawaan Furmo doona.

Guddoomiyaha ciyaaraha ee gobolka banaadir Xasan Aadan Xaaji Yabarow Wiish ayaa si rasmi ah u sheegay in Tartanka kubadda cagta ee Degmooyinka Gobolka Banaadir uu furmi doono 10-bisha soo socoto ee Sebteembar.

Guddoomiye wiish waxa uu sidoo kale sheegay In 25-ka bishan agoosto uu dhici doono qori-tuurka tartanka degmooyinka g/banaadir.

Tartanka Degmooyinka G/banaadir ayaa ka mida tartamada ugu xiisaha badan ee kubadda cagta,waxaana sanad waliba ku tartama 17-degmo ee gobolka.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close