Wararka
Taliye Ku Xigeenka Qeybta Boliska Gobalka Bari oo dhiiragalin u sameeyay saraakisha cidanka boliska ee Boosaso.

Taliye Ku Xigeenka Qeybta Boliska Gobalka Bari Ahna Ku Simaha Taliyaha Qeybta Boliska Gobalka Bari Ayaa Kulan Dhiriglin Ah La Qaatay Dhammaan Sarakiisha Talisyada Saldhigyada Bosaaso Si Loogu Dhirigaliyo Cidamada Amanka Bosaaso Sugida Amniga Guud Ee Gobalka Bari Oo Cidmadaan Ay Marwalba Ay Ku Howlan Yihiin Xaqiijinta Amniga Shacabka Bosaaso.
Taliye Ku Xigenka Qeybta Boliska Gobalka Bari G/Dhexe Cabdikaafi Maxamed Maxamuud Ayaa Shahaado Sharaf Gudoonsiiyay Taliyaasha Saldhigyada Magalada Bosaaaso Isagoona Kula Dardarmay Xaqiijinta Amniga Waxana Uu Faray Dhamaan Taliyaasha Rugaha In Ay Labo Jabaraan Sugida Amaanka Gobalka Bari.
Gobolka Bari ayaa waxaa mararka qaar waxaa ka dhaca falal lid ku ah amniga magaalada Boosaasi ee xarunta gobolka Bari iyo deeganada hoos yimaado.