Wararka

Taliye Ku xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo booqday Fariisimaha Ciidanka ee Gobolka Shabellada Dhaxe.

Taliye Ku xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/guudto Maxamed Cali Bariise ayaa Booqday Fariisimaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ay ku leeyihiin Degaanka Xaaji Cali ee Hoostaga Degmada Cadale Gobolka Shabellada Dhaxe.

Taliye ku xigeenka ayaa Mid Mid u kormeeray Fariisimaha Ciidanka Xoogga Dalka ay ku leeyihiin degaanka Xaaji Cali,wuxuuna sidoo kale kulamo laqaatay odayaasha dhaqanka deeganka iyo Ciidanka macawiisleyda oo ladagaalama Maleyshiyaadka Al-shabaab.

Taliye ku xigeenka ciidanka xooga dalka sareeye guuto Maxamed Cali Bariise waxa uu Saraakiisha Macawiisleeyda uu la kulmay uu kala hadlay sidii loo xoojin lahaa dagaalka ay ciidanka xogga kula jiraan Al-shabaab.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close