Wararka

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo Tababar u soo xiray Cutubyo Katirsan Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar) ayaa Tababar usoo xirey Cutubyo Katirsan Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Kuwaas oo Mudo Tababar ugu socdey Dalka Jabuuti.

Tababarkaan ayaa waxaa gacan ka gaystay Ciidamada Karanbiyeeriga Dalka Taliyaaniga mana ahan markii ugu horaysay ee dowlada Taliyaaniga tababar dhanka ciidamada ah ku taageerto dowlada Soomaaliya.

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa u mahad Celiyey Dowlada Taliyaaniga iyo cidkasta oo Gacan ka gaysatay Tababarkarkaan in uu qabsoomo.Image may contain: 5 people, people standing, outdoor and natureImage may contain: 4 people, people standing and outdoorImage may contain: 3 people, people standing, suit and outdoorImage may contain: 5 people, grass, outdoor and nature

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close