Wararka
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo kormeer ku tagay Xarunta Hooyooyinka.

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Ayaa maanta booqasha ku tagay Xarunta Hooyooyinka Soomaaliyeed.
generaal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa booqashada kadib waxaa uu kormeer ku sameeyay dhamaan qaybaha kala duwan ee xafiisyada ururka Hooyooyinka Soomaaliyeed.
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed ayaa ururka haweenka ka codsadey in ay ciidamada Booliska kala shaqeeyaan sugida amniga magaalada iyo Guud ahaan Dalka soomaaliya.