Wararka

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed  oo booqasha ku tagay Xarunta Ciidanka Taliyaaniga ( Carabinier-ga).

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed  S/gaas, Cabdi Xasan Mahamed Hijar  iyo wafti uu hoggaaminayo oo kusugan dalka Jabuuti ayaa Maanta booqasho gaaban ku tagay Xarunta Ciidanka Taliyaaniga ( Carabinier-ga) ay ku leeyihiin Jabuuti.

Taliyaha ayaa markii uu gaaray xarunta waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay Col, Mario Ligi kaas oo ahaa madaxa howgalka Taliyaaniga waxaana xaradaasi ayaana laga abaabulaa Tababarada la siiyo Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.

Kulanka ay masuuliyiinta labada dhinac wada qateen ayaa intii uu socday waxyaabihii looga hadlay waxaa kamid ahaa sidii horay loogu sii wadi lahaa Tababarada lasiiyo ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.Image may contain: 1 person, standing and phoneImage may contain: 3 people, people sitting and indoorImage may contain: 4 people, people sitting and indoorImage may contain: 1 person, standingImage may contain: 2 people, people smiling, people standing

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close