Wararka

Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka oo gaaray Caabudwaaq.

Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed General  Odawaa Yuusuf Raage ayaa maanta gaaray Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

Safarka taliyaha uu ku gaaray Degmada Caabudwaaq ayaa waxaa ku wehliya saraakiil ka tirsan qaybaha 21-aad iyo 27-aad ee xoogga dalka oo uu kamid yahay Genaral Saalax yacquub oo ah Abaanduulaha qaybta 27-aad iyo Gaashaane Aadan Siyaad Cabdi Abaanduulaha Qaybta 21-aad.

Taliyaha ayaa markii uu gaaray degmada Caabudwaaq waxaa uu booqasho salaan ah uu ku gaaray Guriga uu ka dagan yahay Caabudwaaq Ugaas Maxamed Ugaas Axmed oo kamid ah Madaxda dhaqanka Siomaaliyeed.Image may contain: 5 people, people standing and indoorImage may contain: 3 people, people standingImage may contain: 2 people, people sitting and indoorImage may contain: one or more people and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close