Wararka

Soomaaliya oo laga xusay xuska maalinta caalamiga ah ee la dagaalanka Musuq-Maasuqa.

Xuska 16-aad ee maalinta caalamiga ah ee la dagaalanka Musuq-Maasuqa ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho waxaana ka qeyb-galay wasiirka cadaaladda,hanti Dhowraha guud ee Qaranka iyo masuuliyiin oo ka tirsan dowlada Federaalka Soomaaliya.

munaasabadda xuska 16-aad ee maalinta caalamiga ah ee la dagaalanka Musuq-Maasuqa waxaa soo qaban qaabisay wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Munaasabadda ayaa waxaa khudbado kala duwna ka jeediyay mas’uuliyiinta ka qeyb-gashay,waxayna ay ka hadlayeen sida dowladda Soomaaliya dagaalka ugula jirto la-dagaalanka musuq maasuqa.Image may contain: 1 person, sittingImage may contain: 6 people, people standingImage may contain: 5 peopleImage may contain: 3 people, people standingImage may contain: 5 people, people standing and indoorImage may contain: one or more people and people standing

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close