Wararka

Soomaaliya iyo Bangiga Horumarinta Afrika oo kala saxiixday labo heshiis.

Dowladda Soomaaliya iyo Bangiga Horumarinta Afrika ayaa kala saxiixday labo heshiis oo kala ah qaybtii ugu dambaysay ee dhismaha wadooyinka dalka iyo heshiiska mashruuca Biyo galinta magaalooyinka Baydhabo iyo Kismaayo.

Waxaa saxiixa goob joog ka ahaa; Wasiirka Wasaradda Tamarta & Khayraadka Biyaha Marwo Fowsiya Maxamed Shiikh, Wasiirka Hawlaha Guud iyo Dib u dhiska Cabdi Aadan Hoosow, Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Cabdilaahi Sh. Cali Qalocow, Wasiiro kasocday Dowlad Goboleedyada dalka, Madaxda Bangiga Horumarinta Afrika iyo Saraakiil kasocotay hay’adda IOM.

Dhanka Dowladda Soomaaliya waxaa heshiiska u saxiixay Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Cabdilaahi Sh. Cali Qaloocow halka dhinaca Bangiga horumarinta Afrika kuxigeenka agaasimaha guud ee Bangiga horumarinta Afrika Mrs. Ninenna.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close