Wararka

Somaliland oo xirtay Goobaha waxbarashada Muddo Seddex Bilood ah.

Wasaaradda waxbarashada iyo sayniska maamulka Somaliland ayaa sheegtay iyada oo raacayso go’aamada guddigga heer qaran ee ka hortaga xanuunka COVID19 ay maanta soo saartay wareegto lagu fasaxayo dugsiyada deegaanada maamulkaasi laga bilaabo 13/4/2021-ka ilaa iyo 3/7/2021-ka.

Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo sayniska Somaliland oo ay wehelinayeen agaasimaha guud ee Wasaaradda waxbarashada Axmed Abokor Maxamed iyo guddoomiyaha xafiiska imtixaanaadka Somaliland Daa’uud Axmed Faarax oo saxaafada la hadlay ayaa ka xog waramay arrimahaas iyo talaabooyin kale oo ay wasaaradda waxbarashadu kaga hor tagayso faafitaanka xanuunka COVID19 oo dhibaato caafimaad ku haya bulshada.

Somaliland ayaa kamid ah deegaanada uu sida ba’an u saameeyay fayraska Safmarka ah ee Covid19.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close