Wararka

Somaliland oo edeyn u soo jeedisay Mucaradka Jabuti.

Wasiirka wasaaradda hormarinta beeraha ee Maamulka Somaliland Axmed Mumin Seed oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Hargayso ee caasimada maamulkaasi ayaa edeyn kulul u soo jeediyay mucaaradka dalka Jabuuti oo uu sheegay in ay been abuur ka faafiyeen wasiirkii hore ee beeraha Somaliland.

Axmed Mumin Seed Wasiirka wasaaradda hormarinta beeraha ee Maamulka Somaliland ayaa tilmaamay in warqada oo uu ku saxiixan yahay wasirkii hore ee beeraha Somaliland Dr Mohamed Owdaahir ay tahay mid been abuur ah madama taarikhda ay ku asteesantahay warqadaasi uusan xafiiska joogin wasiirka.

Edeynta loo soo jeediyay wasaaradda oo ah in ay dhul ka eebiyeen wasiirka waxbarashada Dalka jabuuti Mustafe Mohamed Maxamud ayuu sheegay wasiirka mid ay ku lug leeyihiin mucaradda dalka jabuuti oo uu sheegay in ay doonayaan in ay cadawad ka dhex abuuraan Somaliland iyo Jabuuti isagoo ugu digay arrinkaas mid la ceyn ah oo ay sameeyaan.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close