Wararka

Siihayaha Xilka Ra’iisal wasaaraha oo daahfuray Machadka Sare ee Daraasaadka Amniga.

Siihayaha xilka Ra’iisal wasaaraha dalka Mahdi Mohamed Guuleed Khadar ayaa maanta xariga ka jaray Machadka Sare ee Daraasaadka Amniga oo ah hay’ad tacliin sare oo dowladdu leedahay sida uu sheegay Sihayaha.

Mahdi Mohamed Guuleed Khadar ayaa sidoo kale sheegay in Machadku Wuxuu qayb weyn ka qaadanayaa kobcinta heerka aqooneed, midka xirfadeed iyo ogaalka xubnaha laamaha amniga ee dowladda.

“Waxaan maanta xarigga ka jaray Machadka Sare ee Daraasaadka Amniga oo ah hay’ad tacliin sare oo dowladdu leedahay. Machadku Wuxuu qayb weyn ka qaadanayaa kobcinta heerka aqooneed, midka xirfadeed iyo ogaalka xubnaha laamaha amniga ee dowladda, iyo in hoggaanka sare ee dalku helaan talo bixin iyo gorfeyn cilmiyeysan oo ku saabsan amniga qaranka” ayuu yiri Mahdi Guled.Image may contain: 4 people, people standing and suitImage may contain: ‎one or more people, ‎text that says "‎SOOMAALIYA FEDERAALKA JURIYADDA AMNIGA DARAASAADKA SARE MACHADKA JFS UKUUMADDA WASAARAHA RA'IISUL U-SIMAHA JARAY GUULEED MAXAMED MAHDI MUDANE افتتاح المعهد لعالي للدراسات الأمنية على شرف دولة رئيس الوزراء بالإنابة السيد/ مهدي حمد جوليد تاريخ غسطس ٢٠٠٠ 2020 August مقديشو الص ومال‎"‎‎Image may contain: tree and outdoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close