Wararka

Siihayaha ra’isal wasaaraha dalka oo kulan la qaatay Ra’iisal wasaaraha magacaaban.

Sii hayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar iyo xildhibaanno ka tirsan BFS ayaa la kulmay Ra’iisul wasaaraha magacaaban mudane Maxamed Xuseen Rooble.

Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha iyo xildhibaannada wehliyay ayaa Ra’iisul Wasaaraha magacaaban u hambalyeeyay una muujiyay taageero iyo garab istaag.

Kulankaan ayaa waxaa uu ahaa mid isbarasho iyo is-xog wareysi ah maadaama Ra’iisul Wasaaraha Magacaaban uu yahay Shaqsi siyaasadda ku cusub sidoo kale aan weli helin kalsoonida Baarlamaanka.

Maalinta beri ah ayaa lagu wadaa in raisulwasaaraha magacaaban ee soomaaliya la horgeeyo xubnaha baarlamaanka si ay codka kalsoonida u siiyaan.Image may contain: 2 people, people sittingImage may contain: 1 person, table and indoorImage may contain: 7 people, wedding and indoorImage may contain: 1 person

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close