Wararka

Shirweynihii shanaad ee machadka cilmi baarista Soomaaliyeed oo maanta si rasmi ah Mugdisho ugu furmay.

Waxaa maanta Magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu furmay shirweynihii shanaad ee machadka cilmi baarista Soomaaliyeed ISOS oo uu daah furay wasiiru dowlada wasaaradda waxbarashada xukuumada federaalka Soomaaliya Abdirahman Mohamud Abdulle Jaabir.

Wasiirru dowlada wasaaradda waxbarashada xukuumada federaalka Soomaaliya Abdirahman Mohamud Abdulle Jaabir ayaa sheegay in kulankaan uu yahya mid ahmiyad gaar ah u leh uleh bahda waxbarashada Soomaaliyeed waxaa uuna mahad ballaaran u jeediyay Agaasimaha machadka.

“Waxaan maanta si rasmi ah ugu furay magalada muqdisho shirweynihii shanaad ee machadka cilmi baarista Soomaaliyeed ISOS.Sharaf ayey ii tahay in aan ka soo qeyb_galo kulankaan oo ah kulan ahmiyad gaar ah uleh bahda waxbarashada Soomaaliyeed”.  Ayuu yiri  Wasiirru dowlada waxbarashada.Image may contain: 1 person, standing and suitImage may contain: 9 people, people sittingImage may contain: 12 people, people sittingImage may contain: 9 people, people sitting

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close