Wararka

Shirweynaha xeer ilaaliyaasha Soomaaliyeed oo maalintiisi labaad galay.

Waxaa Maallinkii 2aad Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG u ah dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Ka socda Shirweynaha xeer ilaaliyaasha Soomaaliyeed ,Waxana Shirka Goob –joog ahaa Xeer Ilaaliyaha Guud Ee qaranka,Dr. Ahmed Ali Daahir Iyo Xeer Ilaaliyaasha Dowlad Goboleedyada Iyo Hay’adaha kala duwan Ee Garsoorka dalka.

Waxana Maanta Shirka Looga doodey ,Sharciga Aas Aaska Xafiiska Xeer Ilaaliyah Guud ee qaranka, iyo Diyaarinta Aas’aasida Qabyo qoraalka Xeer hoosadka Ururka.

Shirka ayaa ah Mid Si habsami leh usocoda ,Waxana Looga Doodi donna Qodobo Badan Mudada Seddaxda Maalin uu ka socodo Magalada Baydhabo.

Image may contain: 2 people, people sitting and beardImage may contain: 1 person, sitting, table and indoorImage may contain: 3 people, people sitting and indoorImage may contain: 5 people, people sittingImage may contain: 1 person, smiling, sitting

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close