Wararka

Shir u dhexeeya madaxda dowladda federaalka Soomaaliya iyo dowladaha xubnaha DFS oo la filayo in uu qabsooma.

Shir u dhexeeya madaxda dowladda federaalka Soomaaliya iyo dowladaha xubnaha ka ah federaalka oo maalmaha soo socda ka furmaya magaalada Muqdisho.
Sida qorshu yahay waxaa la filayaa in dhawaan uu magaalada Muqdisho ku qabsoomo kulankii u dhaxeeyay madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlada Goboleedyada dalka si loo dhameystiro Hishiiskii 17ka Siteembar 2020 kaas oo qeexaya habraacyo muhiim u ah doorashooyinka dalka.
“Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble waxa uu mar kasta diyaar yahay sii waddida wadahadalladii uu la lahaa Musharaxiinta Madaxtinimada Soomaaliya si guud iyo si gaar gaar ahba ,si loo gaaro hishiis iyo is afgarad ,dalkuna uu doorasho u aado” ayuu yiri Afhayeen Xukuumadda Maxamed Ibraahim Macalimuu.
Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close