Wararka
Shariif Xasan Shiikh Aadan oo maanta dib ugu soo labtay dalka.

Madaxwaynihii hore ee koonfur Galbeed Soomaliya Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa manta yimid magaalada Muqdisho waxaana kusoo dhaweyay gudaha Magaalada siyaasiyiin, Shacab intaba.
Shariif Xasan Shiikh Aadan oo ah guddoomiyaha Xisbiga Hor u socod Qaran oo ka hadlay soo dhaweyntiisa ayaa ugu horeyn ugu mahad naqay masuuliyiinta kusoo dhawaysay caasimada dalka.