Wararka
Shaqa joojin lagu sameeyay Duqa Degmada Gaalkacyo ahna Guddoomiyaha Golaha Deegaanka Saahid Sayn.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowlad goboleedka Puntland ayaa Shaqa joojin ku sameeyay Duqa Degmada Gaalkacyo ahna Guddoomiyaha Golaha Deegaanka Saahid Maxamuud Cali.
Shaqa joojinta lagu sameeyay Duqa Degmada Gaalkacyo Saahid Maxamuud Cali ayaa lagu sababeeyay ka dib codsi ka yimid shacabka Degmada Gaalkacyo oo ku aadan Maamulka Degmada Gaalkacyo.
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyenta Puntland ayaa amray Guddoomiye kuxigeenka Degmada Maxamed Cabdinaasir Cigaal inuu shaqada sii wado illaa amar dambe.
Hoos ka akhriso Warsaxaafadeedka: