Wararka
Shacabka Muqdisho oo aragtidooda ka dhiibtay dibadbaxyada lagu baaqay. Daawo

Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa siyaabo kale duwan ugu aragti dhiibtay dibadbixii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho xili mar kale ay midowga musharaxiinta ku dhawaaqeen dibad bax kale.
Shacabka ayaa sheegay in aysan diyaar u aheen ka qayb galka dibadbax rabshado dhalin karo waxaa ayna ku baaqeen in dhinacyada siyaasadda isku haayo ay tanaasul sameeyaan.