Wararka

Muqdisho oo lagu qabtay Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqda Aadanaha.

Waxaa maanta Magaalada Muqdisho lagu qabtay Munaasabadda xuska maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqda Aadanaha oo sanad kasto 10-ka December laga xuso caalamka.

Xuska Munaasabadaan Caalamiga ah ee Xuquuqda Aadanaha ayaa waxaa ka qayb galay wasiiro,xilibaano iyo Bulshada qeybaheeda kala Duwan kuwaas oo aragtidooda ka dhiibtay Maalintaan caalamiga ah.

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo horumarinta Xuquuqul Insaanka xukuumada federaalka Soomaaliya Marwo Deeqo Yaasiin Xaaji oo ka qeyb gashay Munaasabadda xuska maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqda Aadanaha ayaa ka hadashay waxyaabihii u Qabsoomay Sanadkaan hada sii dhamaanaya iyo qorshiyaasha u Degan Sanadka Soo socda.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close