Wararka

Sarkaal Gacan U Qaaday Xaaskiis Oo Xabsiga Loo Taxaabay.

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay xabsiga dhigtay Sarkaal ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo dhawaan Muuqaal laga soo duubay xilli uu qof haween ah Aflagaadeynaayay Misna Gacan Qaad Ugu Daray.

War kasoo baxay Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Sarkaalka Lasoo Xiray baaris ay Ku Socoto

Yuusuf Xundubey Oo Ah Sarkaalka la xiray ayaa waxaa uu ka soo muuqday muuqaal la soo geliyay baraha bulshada, isaga oo gacan ka hadal dhex maraya gabar, Warar Kale Ayaa Waxa ay Sheegayaan In Gabadha Uu U Gacan Gaaday In Ay Ahayd Xaaskiisii Hore  Oo Kol Hore Kala tageen

Halkaan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Sababta U Noqday Xariga Yuusuf Xundubey

Show More

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close