Wararka
Saciid Cabduulahi Deni oo garay magaaladda Boosaaso.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabduulahi Deni oo dariiska Askarta xiran ayaa hadda ka dagay magaaladda Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.
Safarka Saciid Deni ayaa la xeriiro u kuur galidda xaaladdaha amniga xili Xalay saqdii dhexe ay Al-shabaab weerar ku qadeen Magaalada Deni oo dariiska Askarta xiran ayaa hadda ka dagay magaaladda Boosaaso.
Sidoo kale Madaxweyne Saciid Cabdulahi Deni ayaa kulamo la qaadan Doona Saraakiisha Ciidanka ee Magaalada ee xarunta Gobolka Bari.