Wararka
Saciid C/llahi Dani oo ka tacsiyeeyey geerida ku timid Alle ha unaxariistee Wasiirkii Wasaaradda Dastuurka Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyey geerida ku timid Alle ha unaxariistee Wasiirkii Wasaaradda Dastuurka Dowladda Federaalka Soomaaliya Marxuum Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil.
Hoos Ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Xafiiska Madaxweyne Deni.