Wararka

Roobab khasaara gaystay oo ka da’ay deegaano katirsan Gobolka Jubbada Hoose.

Saameyn xoogan ayaa ka dhalatay Roobab dabeylo wata oo saacadihii lasoo dhaafay ka da’ay deegaano katirsan Gobolka Jubbada Hoose, kuwasi oo sababay burbur lixaadleh.

Roobabkaan watay dabaylaha ayaa ka da’ay Jasiiradda Juwaay ee gobolka Jubbada Hoose, iyadoo dadkii ku noolaa ay ka barakaceen degaanka iyo deegaanada kale ee hoos yimaada.

Godoomiyaha jasiiradda Juwaay Ismaaciil Baana, iyo godoomiye ku xigeenka degmada Badhaadhe Yuusuf Maxamed Ibraahim oo kormeeray deegaanka ayaa waxaa ay ka warbixiyeen saameyntii ka dhalatay Roobaka iyop khasaara dhabta ah ee uu geystay.

 

Tags
Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close