Wararka
Ra’sawaha xfs oo booqday gogosha tacsiyadda AUN madax waynihii hore ee dalka.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mohamed Hussein Roble ayaa booqday gogosha tacsida Allaha u naxariistee madaxweynihii hore ee Soomaaliya marxuum Cali Mahdi Maxamed.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa Madaxweynihii hore ee dalka ku sifeeyay shaqsi wanagsan oo dalka wax badan u soo qabtay.
https://www.facebook.com/TUSMOTV.SO/videos/196074155625771/