Wararka

Ra’isal wasaarihii hore ee Lubnaan oo dib loo soo doortay.

Xisbiyada siyaasadeed ee dalka Lubnaan ayaa Saad Hariri u xushay in uu noqda Ra’isal wasaaraha dalkaas sanad kadib is-casilaadiisi taas oo keentay dibad baxyaal badan oo ka dhacay dalkaasi.

Saad Hariri oo maanta oo khamiis ah warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in uu soo dhisi doona gola wasiiro oo tayo leh si uu wax ugu qabto hoos u dhaca dhaqaale.

Madaxweynaha dalka Lubnaan Michel Aoun ayaa Ra’isal wasaare u magacaabay Saad Hariri ka gadaal markii ay taageereen 65 mudane oo kamid ah 128 xildhibaan ee Lubnaan.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close